VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanti (only fiska) - Lyrics

Hoodaala mooyee hilba cidi ku siisaa hanadoo dhibatiyo hamuun kaam reebee heenta iyo maalkuna hida dhaxala maahee har wareega weeyoo la helaa la waayaa Habaka caashaqeenuna haruub caano lagu shubay oo ilaabaha u heelani wad heesta weyaan Nafta kuu hibeeyoo hadafkeenu waataan horay kuugu racaoo hanti kuguma naci karo hiyigaba aduunbaa hadba kug hayaayoo hareertaada midaan dhigo hamigu ima siiyee himiladeydu waxee tahay hada iyo hadhowtaba ila hogosha roobkee u haraadan baa tahay habaka caashaqeenuna haruub caano lagu shubay oo ilaabaha u heelani wad heesta weyaan nafta kuu hibeeyoo hadafkeenu waataan horay kuugu racaoo hanti kuguma naci karo
Queue is empty
-- / --