VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargaysa - Lyrics

maxaan caradii gobtiyo curadii dhaqankiyo fankaay maxaan kuu calool samaa waliba ka jeclaa cindiga inaan cagta soo dhigoo carfiga laydaada wacan inaan ku caweeyo rabay cashiiro dadkaan ahayn dadkuu cadku iigu yaal dadkaan kolba cayn ahayn calool iyo uur fayow warkooduna uu cadyahay caradii lagu beerayeey hargaysaay ciil ha mudan afrika cidhifkeeda bari cadceeda ka soo baxdee aduunka ka caan baxdaay rugtii cilmigiyo hidaha rugtii diintiyo cisiga rugtii curashada xornimo calanka u sidaad tahee lahaw cudud iyo awood CAZIIZbaan kuu baryee nabada ceelkeeda noqo
Queue is empty
-- / --