jaleecada u fiirsada
kajii kajoo
anigu jacayl galee

jawharad la moodyo
qalibiga ku jirtaa
jirkaa badiyee

jamaal badanow ila dheel
jacaylkaa ila dheel
kama joogi karaa
jamaal quruxow ila dheel
jacaylkaa ila dheel
kaama joogi karaa

soo jeedkaaga
aan ka heloo
inan kula jooga
jeclaadaye anigu jeclaadae

jaliilkan lee labadii
isla jiree
jid wada qaatan nahay

jamaal badanow ila dheel
jacaylkaa ila dheel
kama joogi karaa
jamaal quruxow ila dheel
jacaylkaa ila dheel
kaama joogi karaa

Exit mobile version