VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibasho - Lyrics

naftaada anigoo habaaya anoo kugu hadra habeenkii ayaad igu hawl badnaatoo hadalka iyo waanadaada halkaasaa igu cadaatoo huqdaada igu badnaato sideen kuu hayn karaa naftaada anoo hagaaya anoo caashaqa hilmaamin hadaan kugu howl badnaado hibasho aan kugu abuuray baryahan haleelin waayey dantaana maan halyne waxbaa inaga kala hortaagan ciiliyi hirtaaga ya joogta marun iyo hiifaan hiifaan dhamaanany noloshu kuma sii hagaagto hufnaanbaan doonaya miyaad ii hogaamin wayday anuu waan kula hayaaye hubaal waan ku aaminaayo runtii waan kuu hanwaayne adoo haatif u dhawaaqo hubaal mala awaal rumaystee
Queue is empty
-- / --