VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiil - Lyrics

waxaan eeday anigaa allaylehe amaaley hadaan ooyo yeelkay ilmadaydan qubatayee goormad iman ishaydiyo indhihiyo bu dooda eey uurkii ku soo diray caashaqa ilow dhe ha eedaynin ruux kale ikhtiyaarka noloshiyo arintaadan gaarka ah aadmi gacanta ha ugalin ma soo celiyo eersigu wax horood ilduuftoo aamusnaantu waa hiil lama baadho iintiyo axda nabarka kugu yaal jugta arami kugu maqan asturaan ku odhan laa axad adigu kaligaa
Queue is empty
-- / --