Intaan uumana abidkey abidkey adoo kale
uunka kuma kuma aragee
Asluub badanoow amaan badanow
sidii ubaxii u udgoon badanow
waxaan abiyow ku oon bixilaa
ku oon bixilaa adoo abiyow aroos ila gala
anoo ooridaada noqdo ubad dhala
ilwaad quruxow ilwaad quruxoow
Agagaarka wadnaha hadaanad ku ool
aqoontaydu eray makeenteenee
Asluub badanoow amaan badanow
sidii ubaxii udgoon badanow
waxaan abiyow ku oon bixilaa
ku oon bixilaa adoo abiyow aroos ila gala
anoo ooridaada noqdo ubad dhala
ilwaad quruxow ilwaad quruxoow