halyay mudanoo
miigan baad tahy
qaligaaad mulkigdoo
maamulaysaa
mara waaxid midku
gaadha hooyo may dhalin

macaankii aduunkaay
xagwalba umiisanid
dhankastaba umacaanid
malihid iin mala beey

qabyo maydhe dhibka moosoo
noloshayda macnihiisoow
mahuraankii qalbigoow
mar kale iimacaanoow

qabyo maydha dhibka moosa
noloshayda macneheeda
mahuraantii qalbigaay
mar kale iimacaanoow

Exit mobile version