VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilanaaxi caashaqa - Lyrics

Bashiiroow bashiiroow bashiiroow Noloshaydii baad tahay Ana naawilaayoon Aan u dhago nuglaadee 2x Noolaha Dhamaantood Nolol kaan wadaagnee Nasiibku I siiyiyoo Waxa tahay naftaydii 2x Aayihii naftaydoo Nasiir kuu I siiyoo Aan nolol wadaagnee Ila naaxi ila naaxi caashaqa Aan nolol wadaagnee Ila naaxi caashaqa 2x Bashiiroow bashiiroow bashiiroow Nacab xaasida jira Jecel nabaradeeniyo Neceb wada jirkeenee 2x Nuxnuxlaha warkiisiyo Gara naar afuufkuba Inuu yahay naxuusiyo Nadab guurka caashaqa 2x Aayihii naftaydoo Nasiir kuu I siiyoo Aan nolol wadaagnee Ila naaxi ila naaxi caashaqa Aan nolol wadaagnee Ila naaxi caashaqa 2x
Queue is empty
-- / --