indhaha u rooney ilhaan yar
ilwaad qurux hooyadeed u eeg
amaanta adaa astaahila
adaa nac eexo lagu galinee
awlaad u ah laba is aaminay
adaa abta akhlaaqda aadamaha
asluubta lagugu soo ababshee
midii loo aayo eebe kaa yeell

aayeeyada kaa il illhaan yareey
dhaqanka kugu ababisoo
adiba waad waad ogsoontahee
adaa nac eexo lagu galineey
awlaad u ah laba is aaminayeey
adaa abka akhlaaqda aadamaha
asluubta lagugu soo ababshee
midii loo aayo eebe kaayeel
indho u rooneey ilahaan yareey
ilwaad qurux hooyadeed u eeg
amaanta adaa astaahila
ada nac eexo lagu galinee
awlaad u ah laba is aaminayey
adaa abka akhlaaqda aadamaha
asluubtu laguugu soo ababshee
midii loo aayo eebe ka yeel

Exit mobile version