VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta inagu kala qul quli - Lyrics

inaad caashaqa qadarisoo nafteyda qiimeyn baan qalbiga ku hestee miyaan qalad kaa filayee Qaribanida inanyahow hadana qalafsanidaaye Qumaati ruux ku jecel qaayo kula rabo inaad qasto gilgishoo miyey ka qabatay Qaadir agtiisaan lagu qadeynee isma qaadi kareynee inagu kala qulquli. inaad axdigii aad qaadiyo qowlkii aaddhowrtaa laabtey ku qoraye miyan qadaf ka filayee Qaribanidaa inanyahow hadana qalafsanidaaye Qumaati ruux ku jecel qaayo kula rabo inaad qasto gilgishoo miyey ka qabatay Qaadir agtiisaan lagu qadeynee isma qaadi kareynee inagu kala qulquli.
Queue is empty
-- / --