VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Inanyahow Rag iyo dumar (Cod) Lyrics

Inanyahow rag iyo dumar 
Rabbi baa isku uumoo
Waxuu uurka rabo
Afka lagama reebee
waan kugu riyoodaa

Waan kuu daalay raadiskaaga

Qalbigii ku raacaa
Reesan waaye awgaa
Iga daa rogrogashada

 

loading..
-- / --