VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indhaha - Lyrics

ma ogtahay indhaha aragooda iyo inaa tahay iftiin ani ii baxoo la,aantaa adiga waxba aanan arag aarsigeenu wa a ilaalada jacayl qoraxdeenu waa aroos iyo bilkhayr anoo ila biyaa aayihii ag maraa xareedana arkaa oon iyo haraad la itaal gaboo la,aantaa adiga hooy adiga waxba aanan cunin aarsigeenu waa ilaalada jacayl qoraxdeenu waa aroos iyo bilkhayr
Queue is empty
-- / --