VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Intee aaday ayaantan - Lyrics

Umaydeey aabaheey Adigaan kaa aaminee Axdigaan ma iloobinee I arbaaxin ha ooyinee 2x Inteed aaday agaarkan Adaan kuu imidee Amaanaan heli waayee Adaan kuu imidee 3x Duulaan duli kuu wadaa Darafeeda ku duubanee Degdegii ku jiroo dumo Hana daayinee soo degdeg 2x Inteed aaday agaarkan Adaan kuu imidee Amaanaan heli waayee Adaan kuu imidee 3x
Queue is empty
-- / --