Inteed aaday ayaatan
Umaday iyo aabahay
Adigaan kaa aaminee
Axdigii ma ilaawine
I arwaaxi aboowe
Inteed aaday ayaatan
Adaan kuu imide

Duulaan duli kuu wadaa
Darabkayga ku duubane
Dagdag iigu diroo
Hana daahin idaa
Inteed aafay ayaatan
Adaan kuu imide
Amaan heli waayey
Adaan kuu imidee

Exit mobile version