VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ixtiraam - Lyrics

Ixtiraam gobaadiyo Wanaag baanu isku ogaynee Eed gashayee  waxaa kugu wacan Waa garaadkaaga Indhahaaga oo shan ah Adaa iska barayee Naf lagugu aaminay Saaray oogada ee Adigaa axdiga qaaday oo Waan adkeyn yidhiyee Alla si uun ii gal Aadmiga kaaga soo go'ayee Sidaad ii gashaan wali Ogow uurka ku hayaa Aafa goysa ka waxaa iiga daran arimihii dhacayee Indhahaaga oo shan ah Adaa iska barayee Naf lagugu aaminay Saaray oogada ee Adigaa axdiga qaaday oo Waan adkeyn yidhiyee Alla si uun ii gal Aadmiga kaaga soo go'ayee Maxaan aamusnaadaa Wadnaha iiga taalaayee Qalbigayga nabarka aduu u sida a Maqaarkase Indhahaaga oo shan ah Adaa iska barayee Naf lagugu aaminay Saaray oogada ee Adigaa axdiga qaaday oo Waan adkeyn yidhiyee Alla si uun ii gal Aadmiga kaaga soo go'ayee
Queue is empty
-- / --