Lalala lalaaalaaa

Jaha ima taal  jawaab ma haystee

Midkii jecladaay   waa igu jeesteey jaahil waaye

Jaliilka weena ka jaasihaayee
jalaad ha la’iisaaro an waa jinoobee

Midkii jecladaay   waa igu jeesteey jaahil waaye

Jubba jinkiisa waa lajoogsadaayee
Midkoo jeclaaday jilbihiis ku jiiftee
Waa igu jeesteey jaahil waaye

Jaliilka weena ka jaasihaayee
Jalaad ha la’iisaaro an waa jinoobee

Midkoo jeclaaday jilbihiis ku jiiftee
Waa igu jeesteey jaahil waaye

Exit mobile version