VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaaw - Lyrics

Horta maxaa jacayloow dadka u jaanjaamisaa Jidhidhico xanuunbadan Jidhkooda ugu beertaa Jidiinka uga goysaa Danta uga jikaartaa Markay kuu jilcaane Joog iyo jiifba ka quustaan Adigoon ujixin jixin. Uga jeesataayoo jaw jaw u tidhaah. Horta Maxaad jacayloow aad midha. Jalaatiyo Jeelib ugu gudubtaa Keen yaha laabta suuldaar uhu jiidaa Dibjir ugu tuurtaa Dakhar ugu jeexdaa Wadne jeelku. Raagoo Tabarjiga kuu rabay Jihada uga lumisaa Jarkauga riixdaa
Queue is empty
-- / --