Heesta Jacayl daacada - Lyrics
Qalbi daryeelaay ruux dabiibaay
Qof damiirloo ii damqanayaay
Adaa I deeqoon kaa dambeeyaa
Adaa I deeqoon kaa dambeeyaa
Adaa I deeqoon kaa dambeeyaa
Adaa I deeqoon kaa dambeeyaa
2×
Indho dareenloo araga deeqa
Hadal dabacsan oo laabta daweeya
Ayaad ku deeqday nafta ku deeqday
2×
Jacayl daacadoo dadkoo dhan haysan
Naftii dareentaa farxad dakaysee
Jacayl daacadoon dadkoo dhan haysan
Naftii dareentaa farxad dakaysee
Qofkii dadaalana mar uunbuu dagi
Qofkii dadaalana mar uunbuu dagi
Qofkii dadaalana mar uunbuu dagi
Qofkii dadaalana mar uunbuu dagi
2×
Maan daryeelaay hanka doojaay
Adaa ku deyran degan quluubtoo
Adaa I doonoon kuu dan sheegtaa
Adaa I doonoon kuu dan sheegtaa
Adaa I doonoon kuu dan sheegtaa
Adaa I doonoon kuu dan sheegtaa
2×
Ruux dulqaadloo heedu doontoo
Nolol darara lahoo waligeed da,aysa
Ayaad ku deyrtay nafta ku deyrtay
2×
Jacayl daacadoo dadkoo dhan haysan
Naftii dareentaa farxad dakaysee
Jacayl daacadoon dadkoo dhan haysan
Naftii dareentaa farxad dakaysee
Qofkii dadaalana mar uunbuu dagi
Qofkii dadaalana mar uunbuu dagi
Qofkii dadaalana mar uunbuu dagi
Qofkii dadaalana mar uunbuu dagi
2×