VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl waayo arag - Lyrics

waloow wakhtigu is guro dunidu tahay waayo qoran wanaagbaa lagu socdaa waynahaba laga baqaayee wadkuunbaan waabaynine jacayl wabax wuu noqdaa haday laba wacad lahaa wanaag isla kaashadaan kalsami isku weheshadaan warkaaguunbaa imara wajigaagaa i qurxoon waxyeeliyo xumaan wadeeco kulama rabo walaal hadaan ku arag naftayda waxbaa ka dhiman wadnaha adigaa ka maqan lurkiyo walwalkaa ku badan waaxyaha xiisaha ku maran kalgacalbaan kuu wada weedhaha farxadaan sidaa wacaashaadoon helaa wahabku iga duuli laa warkaaguunbaa imara wajigaagaa i qurxoon waxyeeliyo xumaan wadeeco kulama rabo warkaaguunbaa imara wajigaagaa i qurxoon waxyeeliyo xumaan wadeeco kulama rabo
Queue is empty
-- / --