VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaleeco - Lyrics

jaleecadaan ku fiirsadaad i jiidatoo waanigan jacayl galay anigu joharad la mood yoow qalbigaad ku jirtaa badiye jamaal badanoow ila dheel jacaylkan ila dheel kama joogi kara soo jeedkaaga aan ka heloo inaan kula joogaan aan jeclaaday anigu jaliilkaale labadi isla jiree jid wada qaataan nahaye
Queue is empty
-- / --