VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawi baan kujiraa - Lyrics

Adigaa janooy Midab jawharloo Jaahaaga bilan Toban jeer indhihu Soo jaleecayaan Jacaylkaygiiyeey Jawi ban ku jiraa Adaa ii jeceloo Kugula jiraa Anigaba jidbada Jeexaygiyoow Dareen jiitaybaa Kuu jeel qaboo Jirkaygaa ku taba Jeexaygiiyoow Jawi baan ku jiraa Adigaa i jeceloo Kugula jiraa Anaa ku jantoo Kunjeer baby Anaa ka badan ku jecel La joogaaga kunjeer baby Ka badan anaa ku farxaa baby Nimcad baan aalaaye Bal isug xagee ku jiraa Ma adaa iisoo jilcayaa Ma janadii baan jiifaa Ma riyaan kula jilayaa Mise waynu wada joognaa Jeegaanada la mood Qalbiga kula jira Aad jaar u tahaa Kuu jibaysanoo Jeel agu qabtiyo Xadhig joojinayn Jananka xiskiyo Nafta jilib xidhoow Ruuxda igu jirtaa Kuu janaaniso Jeel lagu ceshiyo Aadyar joojinayn Jawi baan ku jiraa Adaa i jeceloo Kugula jiraa
Queue is empty
-- / --