VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawi sameeya - Lyrics

Markaan meel kaaga jeedo Sibaad ii jiidataayoo Qalbiga kuu soo jid booda Jacaylka kuu soo qasbaaya Qalbiga kuu soo jid booda Jacaylka kuu soo qasbaaya 2x Hadaan ku jaleeci waayo waayo waayo Dhaayuhu way jiriricoone jiriricoone Indhaha kaa jeesan waayay Dareenbaa dareenbaa Dareenbaa jira hagaaya Dareenbaa dareenbaa Dareenbaa jira hagaaya 2x Janada ifku waa agtaada Farxadi waa wada jirkeena Agjoogaaga dareen leh Waxaad tahay jawi sameeya Jidhkayga kula shaqeeya Jawaabtaada ii muhiima Juuqdaada kali i deeqdoo Waxaad siday jaaniskayga Hadii dadku wada jikaaro Quluubta is jiidanaysa Ciyaar ciyaar kuma kala jarmaadee Mar walba iyagaa jiraaya Mar walba iyagaa jiraa Mar walba iyagaa jiraa Mar walba iyagaa jiraa 3x
Queue is empty
-- / --