VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jiririco new - Lyrics

ALLAHAYOW maxaa iga qabsaday waan qarsanaayo mooyee muxuu jidhka qalay jacayl maxaan qamuumyoodee maxaan yarka ku qarway maxay riyo i qalday indhaha goortaan kala qaaday qofba ilama joogine sow naxdin qac maan odhan sow ilmadu imay quban talo iga qaloocane sow qalbiga kama ooyoo jiriirico ima qaadeen qalbigu kuu rabay hadaan is qaban waynay ilayn qool hadimo weeye haduu qosolku beenyay hadaad qaraar gaadhee hadaad talo qorshaysay inaad qar iga tuurto waa qasaare halisee
Queue is empty
-- / --