ku day dayaa
adigaan ku daydayaa
dharaartii daa,n keenaba
adaan ku day dayaa
indhahaa daymadaada jecel
dhagahu maqalkaaga u dabacasan
qalbigaa daweeysoo
dunidaba dhamaanteed
kaa doortay adigoo
dookhaygaa ku raacee
markastoonn ku daawado
naftu kaama daashoo
waan kugu dawoobaa
2xx

Exit mobile version