Laabqaadka jacayl Lurkiisa badanee
Lilaahiyoo Laabtay ku yaalee isagay ilureeyee
Maladoo habeenkii Laqi waayay ? Lamaloole aa tahee Waa leersan waayay