Adoo qalbigayga lulay
Haday garashadu lunto
Kunjeer ha luntee ku tidhi
Anaa kugu raba lurkoo
Adoo ii loogay nacabka
Anigu laabta kugu hayaa
Hadaan ladi karo hurdaba
Dartaa maba laba lagdoodeen
Mar hadaanay lahashiyo
Laxawgu ka guin qalbiga
Inaad laasho samihii
Wiilyahow sideen libin kuugu noqon

Anoo kaama libin dhaxlahaa
Agtiisa ka luud lahaa
Ku laaba naftaa tidhaa
Hadaan is idhaa laabtiyo
Lubiga ka tiroo ilow
Yarkii laxowgan ku baday
Anoo lagasaar
Lagasaar ubaxyo ululaan arkaa
Mar hadaanay lahashiyo
Laxawgu ka go ayn qalbiga
Inaad laasho samihii
Wiilyahow sideen libin
Kuugu noqon

Exit mobile version