VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Love you - Lyrics

Ayaantaynu kulanee Indhahaagu indhahayga Ayaantaynu kulanee Indhahaagu indhahayga Aragtida kulmeenbaa Hoboow caashaq waa i galayee Hoboow caashaq waa i galayee Ayaantaynu kulanee Indhahaagu indhahayga Ayaantaynu kulanee Indhahaagu indhahayga Aragtida kulmeenbaa Hoboow caashaq waa i galayee Hoboow caashaq waa i galayee Jacaylbaa i amrilayee Hadii aan ogaan lahaa Qololkiisa caashaqa Kama aamuseenee Waxa aan ku oran lahaa Jacaylbaa i amrilayee Hadii aan ogaan lahaa Qololkiisa caashaqa Kama aamuseenee Waxa aan ku oran lahaa I love you i love you Love you baan ku oran lahaa Laabtaydaan ku galin lahaa Love you baan ku oran lahaa Laabtaydaan ku galin lahaa I love you i love you Love you baan ku oran lahaa Laabtaydaan ku galin lahaa Love you baan ku oran lahaa Laabtaydaan ku galin lahaa Ayaantaynu kulanee Indhahaagu indhahayga Ayaantaynu kulanee Indhahaagu indhahayga Aragtida kulmeenbaa Hoboow caashaq waa i galayee Hoboow caashaq waa i galayee Ayaantaynu kulanee Indhahaagu indhahayga Ayaantaynu kulanee Indhahaagu indhahayga Aragtida kulmeenbaa Hoboow caashaq waa i galayee Hoboow caashaq waa i galayee Jacaylbaa i amrilayee Hadii aan ogaan lahaa Qololkiisa caashaqa Kama aamuseenee Waxa aan ku oran lahaa Jacaylbaa i amrilayee Hadii aan ogaan lahaa Qololkiisa caashaqa Kama aamuseenee Waxa aan ku oran lahaa I love you i love you Love you baan ku oran lahaa Laabtaydaan ku galin lahaa Love you baan ku oran lahaa Laabtaydaan ku galin lahaa I love you i love you Love you baan ku oran lahaa Laabtaydaan ku galin lahaa Love you baan ku oran lahaa Laabtaydaan ku galin lahaa
Queue is empty
-- / --