inankaan lagiyo laabtiyo
wadnaha ka likeeyaybaa
iga leexdayeey
saw maan lugu ,inoo
laydha ii dhigee
igu laalay been
laan gabi ku yaal

inankaan laskiyo
laas iyo xareeed
ka likayso idhi
igu laadayee
saw maan lugi,inoo
laydha ii ddhigee
igu laalay geed
laan gabi ku yaal

Exit mobile version