VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ogtahay - Lyrics

Hadii uu dhibleeyahay Ama dhaawac caashaqu Anaa la iidhameeyoo Qadhaadhkiisa dhamayoo Dhandhasadaye ma ogtahay Adna dhaayahowgow Dheeraa jacaylkaan Igu dhagay halbawlaha Qalbigaad ku dhigantoo Ana dhaafin ma ogtahay Dhadhabkiyo xasuustuna Anigoo isdhaabayn Inaan kuu dhawaaqoo Igu dheertahay ma ogtahay Ama dhibicda roobkiyo Sida dhoolkiiyoo kale Dadku ay udhowraan Inaad iga dhinaydoo Kaa dhursugo ma ogtahay Dheehoo jacaylkan Dhaka faarsho weeyaan Midkan iigu kaa dhacay Ani iigu kaa dhacay Looxa iigu kaa muday La dhibtooda ma ogtahay Dhugashada kalgacalka Markii aan ku dheehdaba Maanku inuu dhalaalo La idhexqaado ma ogtahay
Queue is empty
-- / --