Maahmaahdu waa murtiyee
Beentuna ay ka maqantaheee
Moogana aan ogaynee

Midigtaada hadii ay
Candho kaa murxisee
In masaar aad ku goaysidee
Maanka ma aqabalaayee

Mid indhahaagii ??
Haday wax mudaaneee
Tan kalaan umariidshi
Makala maarmi karaan

Anna sidaasa
meel iga taalee
Ma kaamaarmi karaaye

Muxibadaada mahad
ii noqotee
Muslinkaa marageesa
Markhaatadeeda waaye

Macalin aan utagee
Oo aliisha mariyee
Ka macneeye ayaantan
Maku soo mudan doontee

Mid indhahaagii ??
Haday wax mudaaneee
Tan kalaan umariidshi
Makala maarmi karaan

Anna sidaasa
meel iga taalee
Ma kaamaarmi karaaye

Exit mobile version