VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Markhaati - Lyrics

malyuun holi marley dumar haday madax banaan tahay miduun baana guursada labana waxaa mideeya waa mayrax iyo dhaqan iyo meher islaameed maxfal iyo mashxarad guur waatan kaaga magan ahay maqaloo macnaha dhuux ha macaate maaree dadku inuu markhaatiga ku masuugo laga roon waxaa tahay marwo haween dumar mudanidoodii waxse meesha sii yiil xaaje laba mudaystee goorta la isku magac dhabay iyo midho dhalkeedi maahmaahda ila garo murtida ha igu baylihin marwo dawrsan baan ahay ku miliilicdaan ahay sida mayda geeloo loo dhigay maqaarkii yaan kuu muhunayaa jacayl ku madiixaa is murwaadinteenuna waa lagama maarmaan maqaloo macnaha dhuux ha macaatee maaree inkastood macaan tahay waxaan maaro loo hayn ha u muraadin baan waxan indhihiisa maarod ruux xanuun mari karinoo madh fududna hay qabin miyaa kurus ku moosmaa marna baarka dhaafaa maahmaahda ila garo murtida haygu baylihin
Queue is empty
-- / --