VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muhasho - Lyrics

marwadaan jantee mareegaha jiidhkiyo maskaxduba darteed miiratee dhibaca maxabada jacayl mahiigaan curtoo miisaan watiyo mayay igu da'oo mulkiday naftii maantaba i hooyoo muuqeeda wacan midab quruxsanaanta ku mabsuudayaaye mataanee cishqiga mudanihii naftaydoow mulaaxdii hankiyo maankiyo wadnuhu maskeedaan ibtiyo miidii kalgacal muhashadii jacayl dareen mawjado durba igu milmay marti caashaqbaan maantaba nahee ii maan furnoow
Queue is empty
-- / --