Bari wixii dhacay
Adigoon baadh baadhin
Bilanow iska ilow

Karama
Bilowgeenii barashada
Aamin buuxa kutusoo
Balse aanad ii ogayn

Fiska
Kalgacayl igu baahaybaa
Waa cudur jacayl
Adaa badankiyo laabta
Ku abuuray beerkee

Karama
Kalgacayl igu batiyo
Bogaygana ku Wayne
Jacaylkana adaa ibaday
Oo hadana axdigii beeniyee

Fiska
Jacaylkaan shalay beernay
Maantana ubislaanee
Adigu ka bogoo kashaada ila qaad

Karama
Adaa shallay ila beeray
Maantana ka baxee
Nafsigu ma baaqdee
Baribuu ku helayaa

Exit mobile version