VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabsi Ft Jooqle - Lyrics

Maxaan hayboow Kuddoonay Habeenimo aan ku raadshay Hummaaggii aragtidaada Maxaa been la i horkeenay Naftaydu maxay harraaday Haboowgii beer caddaadshay Maxaan hagaag kadduu Hilowgaa orad ku raagay Inaan hiinsaday jacaylkaaga Hinfiriyeen weliba hingaadmay Hubaaal weeye yaqiinsoo Markaan caashaqa horaayee Aaan hoorshee aan hureeyaay Haweeyaay aan lahaa Maxaad halaq iiga haboobay Anoo kaligaa u heellan Heshiiskii maxaad ku boodday Maxaad harraadoo miyo oomay Haruur qudha iigu diiday Nabsigu wuu ku hagayaayoo Ku heloo ku soo dhex haayee Miyuu haaamaha ku saartay Sidii biyo kuugu hooray Habbooni maxaan uraadshay Halyeeyada kaa dhex baadhay Si aan kuu helo macaanoow Hiriyo buuraha u jiiray Maxaan hadalkaaaga dhawroo Jacaylkeennii hingaadshay Maxaan haybsaday dhankaa Hantaawili kii ku daalay Inaan hiinsaday jacaylkaaga Hinfiriyee aan higaagmay Hurdiyo socod kugu xasuustoo Hubaal weeye yaqiinso Maxaan hoos u iri jacaylkaa Kula hagooo aan ka hoogay Hafeefiyo haaro ii yeelay Dhankaagana hiiil ka waayay Haweeyaay miyaad hilmaamtay Jacaylkii inaad hallaysay Adigu halalow inaad ku tuurtay Aniga abid ima heleeen Nabsigu wuu ku hagayaayoo Ku heloo kusoo dhex haayee Miyuu haamaha ku saartoo Sidii biyoo kuugu hooray
Queue is empty
-- / --