VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftan ujeelan - Lyrics

jeexyo doogloo uu jirkii helay jidhaamo buuxoo biyo ay jiifaan noolihih jaleecaa ka jeesan waayo indhuhu jeclastaan baad iila jaad tehee jiidhwadaag baynu nehee jismi midaynu nahay naftayda u jeelan awgaa joogimee maqan jirta halkaaga usoo jawaab qalbiga jiitee jamashadaadii jaah wareeray jaray anfaaciga juubaa aroortii jar iyo buuraha ay jibaaxee jidiinka oomiyo indhuhu jiciirteen jedaaladadii
Queue is empty
-- / --