Heesta Naftaydaa ku jamatoow - Lyrics
Inanyahaw jamaalka iyo
Jaaha lagu manaaystay
Sidaan kuu jeclanahay
Jahwareeray aniguye hee hee X2
Doogi iyo ilwaadaa
Isoo jiidanayoo
Meeshii aad joogtaa
Jabaq iiga yeedhaa X2
Jiro iyo walaac baa
Naftaydi Jikaaroo
Jaamjaamay maante X2
Naftaydaa ku jamaate
Nolol kaa jeclaate
Kuu jeda adigoo
Jirif kaa sugaysee
Jaanta ha iga hayn X2
Qays iyo Laylaaa
iilka jiifee
Ha i jabinin nacabkee
Ha i jabinin
Ha i jabinin nacabkee
Jihadayda soo eeg X2