VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafteydu Nafbey rabtaa (By Fiska) - Lyrics

Nafteydu Naf bey rabtaa Naftuna naf kale ay rabtaa Wadnaha nabar baa ku yaal Jacaylkana waan u nuglahay Naxuus baa igu habsaday Nashaadkii buu latagay Niyada samir baan ku idhi Ayaduna Sabar imay odhan Nasiib lama dhaafayee Aduunkana Ayadoo nabad ah lagu nastiyo Nasribaa eebahay ka sugi Nafteydu Naf bey rabtaa Naftuna naf kale ay rabtaa Hadii nuur la ii dul dhigay Natiijana aanan hayn Jacaylkii nuucii udarnaa Haduu igu habsaday Nasiib lama dhaafayee Aduunkana Ayadoo nabad ah lagu nastiyo Nasribaa eebahay ka sugi
Queue is empty
-- / --