VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nalka maanta - Lyrics

Sow ma tihid ruux muhiima Oo macquuloo mulkiyay qalbiga Sow ma tihid aduu ma tihid Nalka maanka daara daara Sow saw ma tihid ruux muhiima Oo macquuloo mulkiyay qalbiga Sow sow ma tihid ma tihid Nalka maanka daara daara Nalka maanka daara daara Nalka maanka daara daara Macaan adi sow maaha maaha Nalka maanka maanka daara daara Macaan adi sow maaha maaha Midii iga fogaysay sow Macaan adii adiga maaha Nalka maanka daara daara Macaan adi sow maaha maaha 2x Minutekaad maqnaataan Markiiba cidloodaa Naftu marantaayooy Mute gashataayooy Minutekaad maqnaataan Markiiba cidloodaa Naftu marantaayooy Mute gashataayooy Meeday meeday dhahdaa Meeday meeday dhahdaa 2x Marna mar kaama maarmo maarmo Adigaa ii macaan macaanoo Macno weyn weyn leh i leheehee Marna mar kaama maarmo maarmo Adigaa ii macaan macaanoo Ii muraayada oo Madaxa ii saaran saaran Madaxa ii saaran saaran Madaxa ii saaran saaran Madaxa ii saaran saaran 3x
Queue is empty
-- / --