Sow ma tihid ruux muhiima
Oo macquuloo mulkiyay qalbiga
Sow ma tihid aduu ma tihid
Nalka maanka daara daara
Sow saw ma tihid ruux muhiima
Oo macquuloo mulkiyay qalbiga
Sow sow ma tihid ma tihid
Nalka maanka daara daara
Nalka maanka daara daara

Nalka maanka daara daara
Macaan adi sow maaha maaha
Nalka maanka maanka daara daara
Macaan adi sow maaha maaha
Midii iga fogaysay sow
Macaan adii adiga maaha
Nalka maanka daara daara
Macaan adi sow maaha maaha
2x

Minutekaad maqnaataan
Markiiba cidloodaa
Naftu marantaayooy
Mute gashataayooy
Minutekaad maqnaataan
Markiiba cidloodaa
Naftu marantaayooy
Mute gashataayooy
Meeday meeday dhahdaa
Meeday meeday dhahdaa
2x

Marna mar kaama maarmo maarmo
Adigaa ii macaan macaanoo
Macno weyn weyn leh i leheehee
Marna mar kaama maarmo maarmo
Adigaa ii macaan macaanoo
Ii muraayada oo
Madaxa ii saaran saaran
Madaxa ii saaran saaran
Madaxa ii saaran saaran
Madaxa ii saaran saaran
3x

Exit mobile version