Waligey kumaan
Nicin naagana kuma
Ag dhigin ka nixina
Ismaan odhan narur-
Ooy ka nixina ismaan
Odhan nastexooy
X2

Nidir waxan ku gali
Jirey noloshaada
Awgeed qalbigeedu
Noogiyo naafaba ha
Daayee x2

Inaguna nasiibkeen
nasiib kaa nasiibkey
Maku naaxi doonaa
Cashaquna owgaaa
Maku neefsan donaa
X2

Neyruusku waa ciid
Waa nagi adduunyadu
Waa naar kalgacalkuye
Nasiibow waa naar kal-
gacalkuye nafteydow
X2

Waa nibiri cashaqu
Nugul waa udaranyee
Hore iigumaad nixin
Naxariis kalgacalee
X2

Nabaraa i gaadho
Manuux nuuxsan
Karayee anigay noq
Noqoshadu inanaab-
Ineysaa x2

Waan ku naawil-
Aayee nabad aan
Ku waarnee igadaa
Litaaqada niyad
Samida caashaqa
Adiguna ha nafeyn
X2

Exit mobile version