VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awadaa ma jiifsado - Lyrics

kooobay kawdii baan la joogaaye labada laabta may isku haynaaye sadexda suuqa ma isla aadnaaye afarta afka ma isa saarnaayee shanta sheekhaa ma isla aadnaaye lixdana laamigaan maraynaayee todobada tunka ma isku qadnaaye sideeda Samir baan ku leeyahee sagaalkii saacadii baa la joogaye tobonka taa miyyaarantaye kan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaagee alla janoow waa jacaylkaage kooobay kawdii baan la joogaaye labada laabta may isku haynaaye sadexda suuqa ma isla aadnaaye afarta afka ma isa saarnaayee shanta sheekhaa ma isla aadnaaye lixdana laamigaan maraynaayee todobada tunka ma isku qadnaaye sideeda Samir baan ku leeyahee sagaalkii saacadii baa la joogaye tobonka taa miyyaarantaye kan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaagee alla janoow waa jacaylkaage
Queue is empty
-- / --