VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raadis - Lyrics

qudhu raadisee raadisee qarni rubuciibaan qiirada kalgacal la qandhoonayee qolqol iyo ardaa qasri joogtaya qaxii yemen raacdaaya qaaradaa shishiyo qoom kale dhexdood ku qarsoontayaa ku qarsoontayee qadar iyo ayaanbaa ina kala qarshaye qudhus iyo daraa kuma qoofalniyo qaaliyow halkii qayrkay jiriyo qalinbaan sitaye qudhu waatane igu qabo wadnaha QAADIR mahadii weeyi qiiradii kalgacaylkaygu qabyo tira qalbi fiicanbu helay anba kuu qushuucayoo qaamuska noloshayda qayb ka mida inaad tahay qaali ii ogsoonow
Queue is empty
-- / --