VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riyo ma igu aragtaa - Lyrics

Nuurkii wax jacelee Arimadu ku maqantahay Ilayn ma laha awaalkiyo Gulashada ma dayee Hurdadii ayamaahan Waa lay aroorshaa Laytusaa alaylkii Inagoo aroos ahoo Aynu aqal galaynee Sidaan kugu heeladoo Adna may ii ogtahayoo Riyo maygu aragtaa Malihidii aniguna Ma ilduufin taladee Waayaha aduunkaa Inakala irdheeyoo Anafacii ayamaaha Waan u oonsanwaayoo Mar qudhaa ku eegaa Kuu qabaa abaaloo Kuu qadaa ayaamo ee Sidaan kugu heeladoo Adna may ii ogtahayoo Riyo maygu aragtaa
Queue is empty
-- / --