VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruclo – Inayahoow rag - Lyrics

inanyahaw rag iyo dumar rabi baa isku uumoo wixii uurku uu rabo afka lagama reebooo waaan kugu riyoodaa waan ku daalay raadiskaagee way way way waan ku daalay raadiskaagee heey heeey heey qalbigi ku raacaa raysan waayay awgaa iga daa rogrogashada inanyahaw rucliyo orod kugu raadshay anigiyoo rugta aad ku nooshahay mudo badan ku riiqmoo ricinraafay jabayeey waan ku daalay raadiskaagee way way way way oo ku daalay raadiskaagee heey heey heey qalbigi ku raacaa raysan waayay awgaa iga daa rog rogashada raaliyada dumarkaa iigu wacan rafaadkoo inankaan rabaa anigu hadalkii ka reebtoo kana raysan waayee waan ku daalay raadiskaagee way way way way oo ku daalay raadiskaagee heey heey heey qalbigi ku raacaa raysan waayay awgaa iga daa rog rogashada
Queue is empty
-- / --