VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sadri mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farhia Fiska
Sadri

sidaa lay hayiyo
caashaqaan i sida
ma sifayn karee
yaa i saafoo
intuu sara wadnaha
su,aalahan qalbiga
dhex sabaynayay iyo
sidaan kuu jeclahay
heedhe kuu sawira
suxulkay intuu
kaa sareeyo iil
adaa igu sidkane
sida siliska dahab
naftan qoorta sudho

sambabada jidhkiyo
xidida susuma
amba seeduhuu
sunta raaciyoo
saablayda iyo
sadriga iyo qalbiga
midku soohan baa
sakal igu xidhoo
sina uguma baxo
suxulkay inttuu
ka sareeyo iil
adaa igu sidkane
naftaydan ku sudhan
sida oo ha dhigin

allaa saakinee
isku keen simmiyo
subxaan mahad u celli
sidiisaba cishqigu
yuu siibanine
sidii sabi u dhawr
madaxa u salaax
simbidha haaka iyo
yuuna galin sursuur
suxulkay inttu ka sareeyo iil
adaa igu sidkane
sida silska dahab
naftan qoorta sudho

sareedada aduun
dadku sahadiyye
suga waa kalgacal
siraad baa iga baxa
sooda feedhahiyo
sabarkiyo jidhkoo
saacadaanan ku arag
si kalaan noqdaa
salka kama dagani
suxulkay intu ka sareeyo iil
adaa igu sidkane
naftadan kku sudhan
sido oo ha dhigin

codkii Farhia Fiska