VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo rog caashaqa - Lyrics

hadaan anigu jamalaa raaxada aduunka raga xulashadiisa ruuxdayda siiyo niyada midaysiyo duubaqay maybu caashaqa riyo kula dheelo inanyahow ku raadshe raaxan odgoonow aynu reer yagleelne rabi mahad u celine ana soo rog caashaqa caashaqa bal soo rog
Queue is empty
-- / --