VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tab iyo Xeel - Lyrics

taya male murtiday tiriyaan dad qaarkood badhbaad toobal caariyo moodaa wax tuuga ah hadii aanay tafiiriyo talaal soo jireeniyoo aan ulahayn hidiyo tacab ama aanay taabicin kuma tiixdo noolaha dadbaa taakulayniyo tababarida heelada tusalayn yaqanoo kuu saxa talaabada waxaan tabanayaa jira oo aanan ka tagi karin waa inaan tacadi loo oran la tix galiyo maansada adigoon turxaan bixin oo ku tarin txdii wali hadaad tiigsataa gabay waad ku turun turootaa inta aan tab iyo xeel tuducyada lakala rogin codka taba dhigiisiyo toos weedha loo oran lamaa tiriyo heesaha hoobal taaba galiyoo tafatirid yaqaanoo kuu taabta dulucdoo toolmoon ayaa badan
Queue is empty
-- / --