niyadayda oo dagan
aniga oo dareen qabin
ayaan dalcalka halacsadey
walee maan dambaabinee
sina kuguma daayeen
waagii dilaacaba
waan kugu duceystaa
doonidii jaceylkaa
anigoo dabaal baran
ku dawaafay badahee
walee maan dambaabinee
macaan maan duloobinee
sina kuma daayeen
waagii dilaacaba
waan kugu duceystaa

Exit mobile version