VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan hubaa - Lyrics

Waan hubaa Jacayl baa ihaleeloo Ihayeee Halista beerkaiyo Halbowlahuu harsadee Hadhsadee Ku Hirtee iga Hoo Hurda Waan Ka Go,ee Habeenkii Ma Jiifsadee Hadalkaagi Waaye Halkeen Kaa Helaa... Kaa Ma Hadhinoo Halkaad Ku Sugantaan Haybiyee Had iyo Jeer Halkaad Maraysaan Hiigsadee Kuu Habtee iga Hooo Hurda Waan Ka Go ee Habeenkii Ma Jiifsadee Hadalkaagi Waaye Halkeen Kaa Helaa!
Queue is empty
-- / --