VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan kaa gudoomay - Lyrics

Adoo golo ka maarloo haweenkaba ka gaabsaday sowtaan ku gada baray Garta iyo tusaalaha adigoon gorfeyn karin sowtan geesi ka dhigay Go'e halaq miyaa tahay hadba marada ii gala godgodleyntu waa maxay waad iga gardarantahee Waan ka gadoomee, ha goohin waanan kugu galeynine, ha guuxin waan guurayaaye, igees mar Gungushii la dhaanshee loo tiriyay guulkee intuu maanta ii gobayee Gibisha iyo heerayada idinkuna gadood iyo abaal gabe ha noqninee Go'e halaq miyaa tahay hadba marada ii gala godgodleyntu waa maxay waad iga gardarantahee Waan ka gadoomee, ha goohin waanan kugu galeynine, ha guuxin waan guurayaaye, igees mar
Queue is empty
-- / --